Zidane oo mgacaabay 25 ciyaaryahan ee Champions League-ga u ciyaari doona Xilli uu da'yar badan kusoo daray

0
Tuesday September 05, 2017 - 11:43:35 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zidane oo mgacaabay 25 ciyaaryahan ee Champions League-ga u ciyaari doona Xilli uu da'yar badan kusoo daray

    Talaado- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Madrid



Real waxay sumcad ku leedahay in ay kubada cagta kusoo biiriso magacyada ugu weyn ugu miisaanka culus, balse tan iyo markii Zidane la wareegay waxuu Santiago Bernabeu noqday mid ay horumar ka sameeyaan.


Taasi ayaa lagu wadaa in ay sii socota, iyadoo tababaraha reer France uu 25 ka ciyaaryahan ee Real ku matalaya koobka horyaalada yurub uu kusoo daray xiddigaha kala ah Luca Zidane, Dani Gemez, Oscar Rodriguez, Luismi Quezada Alvaro Tejero iyo Manu Hernando, sidoo kale Achraf Hakimi iyo Franchu ayaa qeyb ka ah.



Shaqsiga sida wayn uga dhex muuqda 25 ciyaaryahan waa kabtabtii da’yarta Real Jose Leon, kaasoo marnaba aan kasoo muuqan kooda waa weyn xitaa kulamada saaxiibtinimo.


.Zidane ayaa sidoo kale samayn kara liiska kale oo cusub marka la gaaro December kolkas uu soo idlaanayo wareega Group koobkan.

Real ayaa goup waxay kula jirtaa kooxaha Borussia Dortmund, Tottenham Hotspur and APOE, waxayna dooneysaa in ay marki saddexad oo xiriir ah ku guuleysato koobka.


W/D:  Owzebio

.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip