Nigeria oo soo afjartay rajadii Cameroon ee koobka Adduunka

0
Tuesday September 05, 2017 - 14:14:55 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nigeria oo soo afjartay rajadii Cameroon ee koobka Adduunka

    Talaado- Nigeria

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Nigeria




 

Xulka kubadda cagta ayaa ad ugu dhaw inuu usoo baxo koobka adduunka 2018 kadib markii ay barbaro 1-1- la galeen xulka Cameroon.


 

Nigeria ayaa Group B ku hogaamineysa 10 dhibcood kadib 4 kulan oo ay ciyaaren waxaana kaalinta labad ugu jira Zambia oo leh 4 dhibcood oo qura, waxayna u safreysaa Algeria, Cameroon ayaa dhankeda kaliya heshay 3 dhibcood afarti kulan ay ka ciyaartay isreebreebka taasoo ka dhigan in aysan usoo bixi doonin koobka adduunka xitaa hadii ay labada kulan ee u dhiman ka badiso Zambia iyo Algeria.



Nigeria ayaa goolka barbaraha ug mahad celineysa laacibka horyaalka Belgium-ka ka ciyaara ee Moses Simon


Xulka Haysta Koobka qaramadda Afriak Cameroon ayaa ka mid noqon doona wadamada shaashada ka dwwan doona dhacdada kubadad cagta Dunida 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka.


W/D: Owzebio

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip