Diego Simeone oo heshiis cusub u saxiixay Atletico Madrid

0
Tuesday September 05, 2017 - 14:25:46 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diego Simeone oo heshiis cusub u saxiixay Atletico Madrid

    Talaado- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Madrid




Atletico Madrid aya ku dhawaaqday in macalinkooda Diego Simeone uu heshiis cusub u saxiixay kooxda.


 

Ninka u dhashay dalka Argentina ayaa qalinka ku duugay heshiis laba sano oo dheri ahw axuuna kooxda ku sugnaan doonaa ilaa laga gaarayo 2020.


Heshiiska uu Diego kula jiray Atletci ayaa dhacayay dhamadka xilli ciyareedkan waxayna 47 jirkan go’aansaday inuu muujiyo jecyla uu u qabo kooxdiisa.



 

Simeone oo horey gu soo ciyaaray isagoo ciyaarahan ayaa xilka macalinimo ee kooxda la wareegay 2012 , waxuuna kula guuleystay Europa League iyo Copa del Rey iy sidoo kale horyaalka Spain 2013-14.


 

Sidoo kale Simeone waxuu kooxdiisa laba jeer soo gaarsiiyay fiinaalaha koobka horyaalada yurub waloow ay labada jeer kaga guuleystay kooxda ay magaalo wadaagta yihiin ee Real Madrid.


W/D: Owzebio

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip