Andrea Agnelli oo loo doortay madaxweyanaha Uruurka Kooxaha Qaaradda Yurub

0
Tuesday September 05, 2017 - 14:50:26 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Andrea Agnelli oo loo doortay madaxweyanaha Uruurka Kooxaha Qaaradda Yurub

    Talaado- Switzerland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Switzerland





Madaxweynaha Juventus Andrea Agnelli ayaa doortay madaxa ururka kooxaha qaarada yurub (European Club Association).


Ururka kooxaha qaaradda Yurub ECA ayaa 2008 badalay Ururuga G-14 , waxuna u jiraa inuu matalo kooxaha qaaradda , kana sahqeeyo danahooda iyo horumarintooda.



 

Ururkan waxaa shanti sano ee lasoo dhaafay madaxweyne ka ahaa Karl-Heinz Rummenigge, basle waxuu bishii hore ku dhawaaqay inuusan u tartami doonin xilkiisa.


 

Lazio ya ururka kusoo biirtay sanadkan , iyadoo ku biireysa kooxaha Milan, Fiorentina, Inter, Juventus, Napoli, Roma, Udinese iyo Sampdoria oo ah kooxaha Serie A ku matalaya ururka.


 

 

Maanta ay Xubnha group-ka doorteen guddiga fulinta iyagoo amdaxweyne u doortay guddoomiyaha kooxda Bianconeri .


 Andrea Agnelli ayaa noqonaya shaqsigi ug horeeyay ee Talyaani ah jagadan qabta , sidoo kale G14


W/D: owzebio

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip