Iniesta Oo Heshiis Hordhac ah lagaaray kooxda Barcelona

0
Tuesday September 05, 2017 - 17:55:19 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iniesta Oo Heshiis Hordhac ah lagaaray kooxda Barcelona

    Talaado-Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Spain




Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa shaaca ka qaaday in kooxda ay heshiis hordhac ah la gaartay kabtan Andres Iniesta.



 33-jirkaan ayaa  kusoo barbaaray kuleejka La Masia ayaa bisha June ee soo aadan xor noqon doona madama uu dhacayo heshiiska uu kula jiro Balaugrana, waxaana soo baxaya warar sheegaya in Juventus ay xiiseyneyso.




Josep Maria Bartomeu ayaa la weydiiyay mustaqbalka Andres Iniesta wuxuuna la hadlay wargeyska Mundo Deportivo ee kasoo baxa gobolka Catalan.



"Goor hore ayaan heshiis hordhac ah la gaarin si aan u cusbooneysiino heshiiskiisa, waxaana rajeyneynaa inaan soo gabagabeyno isbuucyada soo aadan” ayuu yiri Josep Maria Bartomeu.



"Waxaan sugeynay maalmahaan inaan wadahadal la yeelano balse Iniesta waa xidig doonaya inuu arko inuu ku hawlgabo halkaan, wuxuuna hawlgabi doonaa marka uu ku fakaro inuu doono”

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip