AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dalab ka gudbisay Goolhayaha kooxda Napoli Pepe Reina

0
Tuesday September 05, 2017 - 18:06:07 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dalab ka gudbisay Goolhayaha kooxda Napoli Pepe Reina

    Talaado-Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado-Italia




AC Milan ayaa lagu soo waramayaa inay dalab u dirtay goolhayaha Napoli Pepe Reina, kaasoo noqon doona mid xur ah xagaaga soo aadan.



Ciyaaryahanka reer Spain ayaa u muuqday inuu ka tagayo Partenopei xagaagan, laakiin ugu dambeyntiina wuxuu sii joogay Stadio San Paolo.



Sida laga soo xigtay wargeyska Gazzetta dello Sport, Rossoneri ayaa heshiis u soo bandhigtay Reina.




Goolhayaha haatan Kooxda Ac Milan  Gianluigi Donnarumma ayaa qandaraaskiisa lagu burburin karaa € 70m, Paris Saint-Germain ayaana la ogsoon yahay inay xiiseyneyso.



Looma maleynayo in 18 jirkaan uu doonayo inuu baxo,  lakiin waxa ay u muuqdaan inay doonayaan inay qorshe u heystaan oo kaliya.




Haddii Reina yimaado waxa uu noqon karaa mid ku filan Donnarumma, oo tartan wangaasan la gali kara



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip