Matic oo ka dhawaajiyay kulankiisa ugu muhiimsan taariikhda kubada cagta.

0
Tuesday September 05, 2017 - 22:59:00 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Matic oo ka dhawaajiyay kulankiisa ugu muhiimsan taariikhda kubada cagta.

    Talaado- Serbia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Serbia



Serbia ayaa hadda ciyaar qeybta hore la kala maray ayaa waxa ayla ciyaaraysaa xulka Republic of Ireland. waa is reeb reebka koobka aduunka. Balse Nemanja Matic ayaa aamisan kulankaani inuu yahay kulana ugu weyn taariikhda xulkiisa.


 

 

Serbia ayaa haatan waxay kujirtaa kaalinta ugu sareyso ee Group D. labo dhibdcood ayee ka sareeyaan xulka caawa yla ciyaarayaan ee R. Of Ireland.



 

Matic ayaa ciyaar galinin kuhiimaha u leeyahay kulankaani. asigoo sheegay. "Tani waa ciyaarta inoogu muhiimsan taariikhda kubada cagta ee Serbia"


 

"Waxaa jiray kulumo badan oo waa weyn kahor markaa eheen Yugoslavia. balse tan iyo markii Sebria gooni isku taagtay[2008] tani waa waa kulanka ugu muhiimsan. maxaa yeelay. haddaan guulaysano. waxaa aad ugu dhawaan donnaa koobka aduunka(Wolrd Cup)"


 

 

'Tani aad ayee muhiim ugu tagay kubada cagtayadda iyo dalkayaga. waxaa nahay wadan yar oo kubada cagta wax badan kayaqaan. taasi waa riyo aniga ahaan inaa Serbia Wolrd Cup u ciyaaro"


 W/D: Ozebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip