Buffon: 'Talyaaniga way neceb yihiin Kubadhaysiga,'

0
Wednesday September 06, 2017 - 11:43:44 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Buffon: 'Talyaaniga way neceb yihiin Kubadhaysiga,'

    Arbaco- Italy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Italy




Goolhayha xuka tayaanga Gianluigi Buffon ayaa u jawaabay taageerayaasha xulka Talyaanga kadib amrkii au ku oriyeen xulanki 1-0 xalay kaga dkaadeen Israel” Marka Spain ay 200 baas ku sameyso 20 mitir gudaheeda way u sacbiyaan ku taageera.


Azzuri ayaa inta badan kubadda maamuleysay , basle kaliya hal gool uu madax ku dhaliyay Ciro Immobile ayaa faraqa u sameeyay oo ay guusha ku heleen.



" Haa way nagu orinayeen markii aan golka dhalin weynay, laakiin wa qeyb ka mid ah falsafadeena.” Ayuu yiri isagoo dhoolacadeynaya mar uu la hadlayay Taleefishinka Rai.


" Majiro qof daneeya kubad haysiga marka ad Italy joogto. Has ahaatee marka aad 200 baas ku sameyso 20 mitir gudaheead Spain qofkasta wuu ku farxayaa , basle halkan way kasoo horjeesanayaa wayna kugu qeylinayaan iyagoo dhib u arka.


 

Waanu isku daynay inaan taagerayasha qanciyo werar ayaanu qadnay xitaa waxaan Qatar gelinay goosheena inagoo gool raadis ah.


Buffon ayaa la wayediiyay hadii Italy ayaa sidii wadi karto qaab ciyaareedka 4-2-4


 

"Go’aankaas macalinka ayaa leh waana shaqadiisa, waxayna ku xiran tahay sida aan annag ciyaartooy ahaan u fahano, waxaan u maleynaaa inuu si wanaagsan u samenayo.


Xulka talyaaniga ayaa kaalinta labad kaga jira isreebreebka koobka aduunka group G waxaan saddex dhibcood ka sareeya xulka Spain

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip