Aqriso 10-ka saxiix ee ugu qaalisan Horyaalka faransiiska 2017-18 , xilli uu Ligue 1 Rikoodh u dhigay dunida

0
Wednesday September 06, 2017 - 12:11:45 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso 10-ka saxiix ee ugu qaalisan Horyaalka faransiiska 2017-18 , xilli uu Ligue 1 Rikoodh u dhigay dunida

    Arbaco- France

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- France


Horyaalka kubada Cgata dalka faransiiska ayaa sanadkan la wareegay saaxadda suuqa kala iibsiga ciyaartyda qaaradda yurub kadib markii uu sameeyay labadii saxiix ee adib ugu weynaa ugu qaalisanaa kubada cagat caalamka.




 

Kooxda PSG ayaa Rikoodhka u dhigtay dunida ayaa laso wareegtay 2. Kylian Mbappe oo mOnacoo kasoo dhaqaaaqy iyo Neymar oo Barcelona ka yimid ayaa noqday labda saxiix ee ugu qaalsian dunida iyagoo isu geyn noqnaya 400 milyan.



 

Haddaba halkan ka aqriso liiska 10-ka laacib


1. Neymar (Barcelona to PSG - €222m)


 

10. Stevan Jovetic (Inter Milan to Monaco - €11m)


 

 

 

9. Thiago Maia (Santos to Lille - €14m)


 

 

 

8. Terrence Kongolo (Feyenoord to Monaco - €15m)


 

 

 

7. Konstantinos Mitroglou (Benfica to Marseille - €15m)


 

 

 

6. Yuri Berchiche (Real Sociedad to PSG - €16m)


 

 

 

5. Ismailla Sarr (Metz to Rennes - €17m)


 

 

 

4. Youri Tielemans (Anderlecht to Monaco - €25m)


 

 

 

3. Keita Balde (Lazio to Monaco - €30m)


 

 

 

2. Kylian Mbappe (Monaco to PSG - €180m)


 

 

 

1. Neymar (Barcelona to PSG - €222m)

 


 W/ D" owzebio



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip