Dybala waa Ciyaaryahan Weyn Balse uma Baahni

0
Wednesday September 06, 2017 - 13:20:46 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dybala waa Ciyaaryahan Weyn Balse uma Baahni

    Arboco-Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco-Spain





Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa qiray in Paulo Dybala uu yahay ciyaaryahan weyn laakiin wuxuu ku adkeysanayaa inuusan U baahneen Xiddigaas, Uuna Ku faraxsan Yahay kooxda Uu heesto



Bartomeu ayaa dabka ku kacay  ka dib markii uu ka iibiyay Neymar oo ku biiray Paris Saint-Germain, waxaana uu soo jeediyay in Catalans aysan dooneyn inay  ku bedelaan ciyaaryahanka reer Brazil Dybala .




"Sidee baan u eegaa Dybala? Waa ciyaaryahan weyn, laakiin waan ku faraxsanahay kooxda aan heysano, "ayuu u sheegay Tuttosport.



"Sidoo kale waa ciyaaryahan Juve, waxaanan ixtiraam weyn u heynaa Bianconeri iyo madaxooda Andrea Agnelli." Ayuu ku sii daray Hadaliisa



W/D Abdirahman Abduqadir Maankiz


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip