Stephan Lichtsteiner oo iska diiday Inuu ka Tago Juventus

0
Wednesday September 06, 2017 - 13:20:46 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Stephan Lichtsteiner oo iska diiday Inuu ka Tago Juventus

    Arboco-Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco-Italia

Stephan Lichtsteiner ayaa lagu soo waramayaa inuu diidan yahay inuu ku biiro kooxda heysata horyaalka Turkiga ee Besiktas.

Sida laga soo xigtay wargeyska Gazzetta dello Sport, Lichtsteiner ayaa go'aansaday inuu sii joogo Juve, inkastoo uusan xaq u lahayn wareega group-yada Champions League.

Si kastaba ha ahaatee, Swiss ayaa laga yaabaa inay ka tagto Bianconeri xilli ciyaareedka soo socda maadaama uu qandaraaskiisa uu sanadka kaliya ka harsan yahay.

W/D Abdirahman Abduqadir Maankiz

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip