Jose Sosa Oo Ku sii Jeeda Turky-ga

0
Wednesday September 06, 2017 - 13:20:46 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 99
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Sosa Oo Ku sii Jeeda Turky-ga

    Arboco-Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco-Italia






Sida laga soo xigtay wargeyska Gazzetta dello Sport, xiddiga reer Arsgentin Iyo Kooxda Ac Milan   Jose Sosa ayaa ka ambabixi doono Bisha Janaayo.
Xiddigaan Ayaa lagu soo waramaaya Inuu Ku sii jeedo Kooxaha Dalka Turky kiga, warar hoose Ayaa Sheegaya In Xiddigaan Uu 3sano U saxiixi doono Koox ka ciyaara  Horyaalka Turky.





Intaa waxaa dheer, Milan ayaa 6 milyan oo euros ka iibineysa xiddiga reer Argentine - € 1.5m wax ka yar waxa ay ka heleen Besiktas xagaagii lasoo dhaafay.




32 jirkaan ayaan u ciyaarin Rossoneri xilli ciyaareedkan, waxaana lala xiriirinayay inuu ku laabanayo Turkey. Markuu dib U Furmo Daaqada Kala Iibsiga.




W/D Abdirahman Abduqadir Maankiz


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip