Soomaaliya oo 30 sano kahor maanta oo kale gaartay guushi ugu weyneyd ee heer Caalami ah

0
Wednesday September 06, 2017 - 15:29:23 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo 30 sano kahor maanta oo kale gaartay guushi ugu weyneyd ee heer Caalami ah

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho



Taariikhda isboortiga Soomaaliya waxay soo martay waayo wanaagsan intii ay jirtay xukumadii kacaanka 1969 ilaa 1991-dii.


Waxaa  mudadaasi 21 sano ag  Soomaaliya ay guulo kasoo hoysay ciyaaraha gudaha iyo kuwa  dalka dibadiisa lagu qabtay ee heer caalami , iyadoo guulahaasi ay ka yimaadeen ciyaaraha Fudud, Kubadda koleyga, Kubadda Miiska kuwaa dhamaan soo hoyay bilado dahab ah.



Image result for Abdi Bile waving Somali Flag

Laakiin billaaddii ugu sareysay ee heer caalami ah waxaa maanta oo kale 06/9/ 1987 Soomaaliya usoo hoyay Cabdi Bile Cabdi oo ku guuleystay orodka 1500m ee horyaalka ciyaaraha Fudud ee Dunida.


Orodka oo ka dhacay garoona  Olmypico magaalada Roma ee dalak Talyaaniga ayuu Cabdi Bile fiinaalka kaga guuleystay José Luis Gonz├ílez oo dalka Spain u dhashay iyo Jim Spivey oo dalka Mareykan u dhashay kuwaa oo kala galay kaalmaha labaad iyo saddexaad.

Image result for Abdi Bile

Cabdi Bile yaa ku oaday 3: 36.80, waxuuna sidaa ku noqday horyaalka dunida ciyaaraha fudud ee orodka 1500m.


Halkan ka aqriso 11 ciyaaryahan ee fiinaalka Cabdi Bile kula loolamay dalalkii ay u dhasheen iyo kaalmahii ay kala galeen.


Med 1.png Abdi Bile (SOM) 3:36.80


Med 2.png José Luis Gonz├ílez (ESP) 3:38.03


Med 3.png Jim Spivey (USA) 3:38.82


4. Joseph Chesire (KEN) 3:39.36


5. Omer Khalifa (SUD) 3:39.81


6. Jens-Peter Herold (GDR) 3:40.14


7. Michael Hillardt (AUS) 3:40.23


8. Steve Cram (GBR) 3:41.19


9. Han Kulker (NED) 3:42.16


10. Remy Geoffroy (FRA) 3:43.03


11. Kipkoech Cheruiyot (KEN) 3:44.54


12. Steve Scott (USA) 3:45.92


W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Info@kubadbile.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip