Serie A oo dooraneysa madaxweyne Cusub

0
Thursday September 07, 2017 - 09:46:58 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 90
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Serie A oo dooraneysa madaxweyne Cusub

    Khamiis- Milano

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Milano



Dhamaan 20-ka koox ee Serie ayaa qabsanaya shirkooda sanadlaha kuleh magaalada Milano iyagoo dooranayaa madaxweynaha cusub ee Serie A yeelaneyso.


Madaxweynaha Lazio Claudio Lotito iyo dhiggiisa Juventus Andrea Agnelli ayaa gadaal ka riixaya musharaxa Marco Brunellik, kaasoo hadda ah maareeyaha guud.


Musharax kasta waxuu u baahan doona 15 cod si uu u badalo Maurizio Beretta, oo booskaas baneeyay bishii April ee sanadkan.



Sidoo kale waxaa agendaha ku jira in la doorto guddi fulin oo oo kujiro mid noqonaya Madaxweyne ku xigeen.


Waxaa intaa dheer oo ay kooxuhu gudiga dhexdisia kasii dooran dooraan hanta dhowre, iyadoo booskas uu hadad haysto Ezio Maria Simonelli.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip