David de Gea 'Waxuu weydiistay Sergio Ramos inuu ku biiro Real Madrid'

0
Thursday September 07, 2017 - 09:52:22 in Wararka by MM Shooble
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    David de Gea 'Waxuu weydiistay Sergio Ramos inuu ku biiro Real Madrid'

    MADRID: KHAMIIS

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADRID: KHAMIIS

Goolhayaha Manchester United David de Gea ayaa lagu soo waramayaa inuusan rajeyneynin inuu uu waligiiis u ciyaarin Real Madrid ka dib markii uu weydiistay saaxiibkiisa reer Spain Sergio Ramos inuu gacan ka geysto inuu ku biiro kooxda.

26 jirkaan ayaa diirada u saaran Los Blancos, isagooku sigtay xili ciyaareed ka hor in uu ku biiro kooxda ka dhisan caasimadda Spain.

Madrid ayaan weli ku soo laaban dalab rasmi ah oo ku aadan goolhayihii hore ee Atletico Madrid, laakiin Diario Gol ayaa sheegtay in De Gea uu weli ku jiroqorshaha ah in uuku laabto caasimada Spain ee kooxda ka dhisan ee Real Madrid.

Ramos ayaa la sheegay in uu weydiistay inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo xagaaga soo socda, iyadoo Zinedine Zidane uusan si buuxda ugu qancin in goolhaye cusub looga baahan yahay Bernabeu.

De Gea iyo Ramos ayaa ku lug lahaa kulankii Spain ee 8-0 kaga badiyay Liechtenstein habeenkii talaadada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip