Kylian Mbappe, Neymar oo si wadajir ah u bilaabay tababarka Paris Saint-Germain

0
Thursday September 07, 2017 - 10:09:22 in Wararka by MM Shooble
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kylian Mbappe, Neymar oo si wadajir ah u bilaabay tababarka Paris Saint-Germain

    PSG-KHAMIIS

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

PSG-KHAMIIS

Kylian Mbappe ayaa ka qeyb qaatay tababarkii uguhoreesay asiga oo ah laacib ka tirsanParis Saint-Germain Talaadadii, waxaana uu soo bandhigay sawir yar kadib markii sawir laga qaaday,asigaNeymar lagu faafiyay baraha bulshada.

Neymar ayaa noqday ciyaaryahankii ugu qaalisanaa ee caalamka marka PSG uu u soo biiray aduun dhan £ 200m.

Mbappeayaa asnaParis Saint-Germain ku biiray , isagoo saxiixay heshiis hal sanno ah oo uu kula joogo kooxda Paris Saint-Germain,waxa uuna ka yimidAS Monaco, iyadoo heshiiska uu kula jiro dhamaadka xilli ciyaareedka 2017- 18,kadib uu noqonaayo laacib si rasmi ah ugu biiray PSG,Waxa uu noqonayaa laacib labaad ee ugu qaalisan dunida.

PSG ayaa haatan heysata mid ka mid ah line-upka ugu fiican ee kubada cagta caalamka, Mbappe ayaa doonaya inuu qaab ciyaareed cusub u ciyaaro ka dib markii uu si aad ah ugusoo dhex muuqayhoryaalkaFrance xili ciyaareedkii hore.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip