DEG DEG: Finalka Tartanka kubada cagta D,G,Banaadir oo dib loo dhigay?

0
Thursday September 07, 2017 - 10:35:53 in Wararka by MM Shooble
  • Visits: 310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Finalka Tartanka kubada cagta D,G,Banaadir oo dib loo dhigay?

    MUQDISHO-KHAMIIS

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUQDISHO-KHAMIIS




Finalka tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo lagu balasanaa in uu maanta oo kahmiis ah la soo gaba gabeeyo ayaa dib loo dhigay.


Sababta ugu weyn ee finalka dib loo dhigay ayaa lagu sheegay in ay tahay in Finalka la doonaayo in la ciyaaro xili habeen ah,waxaana la xaqiijiyay in iminka lagu guuleestay in garoonka lagu xero nalal,balse ciyaar tijaabo ah caawa lagu ciyaari doono,kadib hadii lgu guuleesto in la ciyaaro xili habeen ah la ciyaari doono.



Gudoomiyaha ciyaaraha gobolka Banaadir,Xasan Aadan Xaaji yabarow Wiish ayaa goor dhowed u xaqiijiyay Astaansports in kulanka finalka ah dib loo dhigay.


Gudoomiye Wiish,waxa uu sheegay in ay doonayaan in xili habeen ah la ciyaaro ciyaarta finalka ah,isla markaana uu qorshahaas hada maraayo heer gabo gab ah,caawana garoonka ay ku ciyaari doonaa laba kooxood ooka mid ah degmooyinka tartankan ka qeyb qaatay.


Degmooyinka Hodan iyo Waabari ayaa ku balasan finalka tartanka kubada cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir,waxaana la xaqiijiyay in ay habeen danbe ay ciyaarta dhici doonto hadii uu allah imdo.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip