RASMI: Cabdi-kariin Qubaaye oo ka tegay Dekedda

0
Thursday September 07, 2017 - 14:50:16 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    RASMI: Cabdi-kariin Qubaaye oo ka tegay Dekedda

    Arbaco- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Muqdisho


Xidigii u ciyaarayay kooxda Dekkeda ee Cabdi kariim Cabdala Qubaaye ayaa gabi ahaanba isaga dhaqaajiyay kooxdiisa.

 

Qubaaye ayaa Dekedda kaga soo biiray kooxda Horseed waxuuna ka mid ah xiddigiii u suura  geliyay hanasha horyaalka  kadib 19 sano.


 

Kooxda Dekedda ayaa horey waxaa u lumisay  laf-dhabar u ahaa oo ay kamid ahaayeen Cabdicasiis maxamed Catoosh iyo Axmed Xasan Macaani.



 

La Oga  sababta ka dambeysa katagista laacibkan ee kooxda Dekedda waxuuse mahad celin usoo jeediyay taageerayasha kooxda iyo Maamulka Naadiga wuxuuna yiri ‘‘waxaan la soo qaatay waqti fiican kooxda Dekedda waxeyna ii ahaan doontaa xasuus aan ka dhaamaan qalbigeyga waan ka mahad celinayaa waqtigii aan lasoo shaqeeyay maamulka kooxda iyo taagerayaasha Dekedda’’.


 Xiddigan   qadka dhex  ee weerarka kaaba ka ciyaara ayaan la ogayn  kooxdiisa xigta. waxaase weli furan suuka qala iibsiga ciyaartoyda kaasoo ku eg  10 September 2017.



 

Xigasho: Cabdi-fitaax Nani




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip