Petr Cech oo sheeegay in Arsenal ay u baahanthay Jose Mourinho inay wax kabartaan

0
Friday September 08, 2017 - 06:34:31 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Petr Cech oo sheeegay in Arsenal ay u baahanthay Jose Mourinho inay wax kabartaan

    Jimco- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- London



 

Kooxda Gunners ayaa ku bilaawatay xili ciyaareyd faqiir ah furitaanka horyaalka Premier League. Arsenal ayaa kaliya haysata seddax dhibcood sadax kulan oo horyaalka laga ciyaaray. iyadoo guuldareesatay labo kulan kahor inta aysan bilaawin bisha September.


 

 

 

Arsene Wenger ayaa lagu soo waramaayay in taageerayaasha Arsenal kubooriyeen inuu iskaga kooxda. Balse taa badalkeeda Wenger ayaa labo sano oo heshiis ah u saxiixay kooxda.



 

 

Goolhaaye Cech ayaa aamisan in maskaxdiisa kusoo biiritaanka Emiraters ay bilawday inay isbadasho. laakiin waxuu qirtay in aysan la wadaagin sidii xiligii Jose Mourinho uu ula wadaagi jiray.


 

"Markii Mourinho uu Chelsea imaaday. waxa uu keenay arin weyn. waxa uu ka imaaday koox aanan ogollaaneen inuu ku dhamaysto kaalinta labaad ee horyaalka" Ayuu Cech u sheegay saxaafada.


 

‘Waxa uu keenay Chelsea xoogaa niyad. waxa uu kaliya ka fakiraayay wax kusaabsan guusha. wax waliba waa qiimaha"


 

‘Waxaa uu nacbanaa barbaraha. haddii aynu kulaabano qolka labiska anagoo barbaro waddana. waxaa ogeyn inuusan ku qanacsaneen"


 

‘Dhanka kale. Mou waxuu kaloo rabay inuu awoodo 1-0 ama inuu ku garaaco kooxda 5-0. haddii macquul tahay. wax dhibaato malaha sidee noqoto. Jose kaliya waxuu rabay nasiijadda"


 

 

‘Falsafada Arsenal gabi ahaanba wey kasoo horjedaa arintaan.guul ma'ahan dhamaan.balse waxaa doonaynaa inaa kuguulaysano sidda wanaagsan oo aan u ciyaarno. tani waxay bilowday in ay badasho habkeena"


 

 

‘Haa. sida Jurgen Kloop uu dhahay. waxaa ku dhaweyn muusiga. waxaa u ciyaarnay si cajiib ah. waa falsadada ku salaysan DNA-ga Arsenal."


 

 

Cech oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi waxaa uu raaciyay. "Markaan halkaa usoo hayaamay. nafsadeeda waxaan dhahay. "Ok. Arsenal kuma guulaysan horyaalka Premier League muddo taban sano ah. laakiin waxaa doonayaa inaa noqdo mid kamid ah kuwa ka caawiya in ay horyaalka kuguulaystaan"


 

 

"Riyadayda manta waa inaa kula guuleysto wax badan Arsenal sidaan Chelsea ula soo guuleystay. laakiin imalayn mooyaa inaa haysto taban sano oo iga tagay"


W/D: Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip