Jack Wilshere Oo Laga Yaabo In Uu Ku Biiro Horyaalka Dalka Turkiga

0
Friday September 08, 2017 - 20:41:17 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 98
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jack Wilshere Oo Laga Yaabo In Uu Ku Biiro Horyaalka Dalka Turkiga

    Jimco- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- London



Kooxda kubada cagta ee Trabzonspor ee ka dhisan horyaalka dalka Turkey ayaa lagu soo waramay inay Dalab ka Gudbisay Xidiga Kooxda Arsenal ee Jack Wilshere.


 

Wargeeyska The Sun ayaa daabacay in Wilshere hada uu heeysto Dalab sare oo ka yimid horyaalka Turkishka.


 

Wilshere oo hada 25 jir ah waxaa dib u dhac badan u keenay dhaawacyo badan oo la soo diristay ,waxaana kanal xariirinaayay in uu ku biiro doono kooxo badan oo qaarada Yurub ka dhisnaa waana inta uu furnaa Suuqa kala Iibsiga Ciyaartooyda .



 

Wilshere ma hubo in uu ka mid yahay xidigaha uu Wenger ku tashaanayo xili ciyaareedkaan waxaana uu maanta ku haysaa in uu ka lid noqdo xidigaha konka aduunka u matalaayo xulka England.


 

Sikastaba Wilshere hada waxa ay Ku biiri karaa horyaalka Turkey isagoona ku faraxsan in uu halka qabto.


W/D:Abdirashiid Qanciye




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip