Degmada Waaberi oo ku guuleysatay tartanka kubadda cagta degmooyinka

0
Friday September 08, 2017 - 21:44:28 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Waaberi oo ku guuleysatay tartanka kubadda cagta degmooyinka

    jimco- Muqdishu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

jimco- Muqdishu

 
  

Degmada Waaberi ayaa ku guuleysatay tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir  kadib markii ay 3-1 kaga qaadeen dhiggooda  Hodon.

 
 Kulankan oo ahaa kulanki u horeeyay  e xilli habeen ah la ciyaaro kadib 30 sano ayaa ka dhacay garoonka Banaadir waxaan garoonka soo buux dhaafshay dadweynaha gobolka Banaadir.




 Waaberi oo 10 ciyaaryahan ju ciyaareysay ayaa saddexda gool la hormartay, waxeyna laba ka mid ah dahliyeen qeybtii hore ee ciyaarta,  halka goolka saddexaad  ay bilowga qeybta labaad keensadeen, halka Hodon  gebagabda qeybta labaad ay goolka  qura heleen.


 Waa sanadki saddexaad oo xiriir ah oo ay Waaberi  soo gaarto kama dambaysta  tartanak kubada cagta degmooyinka, basle waa markii koowaad oo ay hanato.

Faah Faahin dheri ah iyo Sawiro dhawaan naga filo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip