Manchester United oo iska qasaarisay Fursad Ay Zidane , ogoow Sababta

0
Friday September 08, 2017 - 22:34:59 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo iska qasaarisay Fursad Ay Zidane , ogoow Sababta

    Jimco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Manchester



Kooxda Manchester United ayaa sanadkii 1996 iska qasaarisay fursad ay kula wareegi lahayd Zinedine Zidane , waxaana ugu wacnaa Eric Cantona, sida uu shaaciyay gudoomiyihii hore ee Man United Martin Edwards.


 

Wareysi uu BBC-da siiyay ayuu Edwards waxuu sheegay inuu tababarihii hore ee Man United Alex Ferguson uu dareemay hadii ay uu lasoo saxiixdo Zidane ay ka careysiin lahayad EricCantona".

Edwrds ,ayaa sheegay in Eric Cantona iyo Zidane ay hal boos ka wada ciyaarayeen, waxuuna Fergusen ka cabsi abay in go’aankaas caro gelin Conta oo xiligas Unted u ahaa halyeey, basle nasiib daro Conta sanad kadib ciyaaraha ayuu ka fariistay, Zidane ayaa aad u yaraa daahaan waxayan sanad kadib United u heli lahady fursad uu ku ciyaaro.



 

Xilli ciyaareedki 1996, ayuu Zidane kasoo tagay Bordeaux isago ku biiray juventus oo muddo shan sano ku sugnaa kula guuleystay laba horyaal ka hor intii uusan ku birin Real madrid.


W/D: Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip