Sadio Mane oo Rikoodh sameynaya hadii uu Man City gool ka dhaliyo Maanta.

0
Saturday September 09, 2017 - 08:25:46 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sadio Mane oo Rikoodh sameynaya hadii uu Man City gool ka dhaliyo Maanta.

    Sabti- Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Liverpool




Laacibka reer Senegal sadio Mane ayaa saddex kulan oo xiriir ah gool u dhaliyay kooxdiisa horyaalkan soconaya, waxuuna samayn doonaa Rikoodh haddii uu gool manta ka dhaliyo Man City.


 

Mane ayaa noqonaya ciyaaryahanki 11 ee afar kulan oo xiriir ah gool ka dhaliyay horyaalka, sidoo kale waxuu noqonayaa ciyaaryahanki labaad kadib Daniel Sturidge oo 2013-14 sidaa sameeyay isagoo kadhaliyay kooxaha Stoke, Aston Villa, Man Utd iyo Swansea).



Haddii Uu mane gool ka dhaliyo Man city iyo Burnley waxuu samayn doonaa Rikoodh Dhaka Liverpool ah , basle horyaalka ma samayn doono.


Wayne Rooney ayaa shanty kulan ee u horeysay horyaalka gool u dhaliyay kooxdiise Hore man united xilli ciyaareedki 2011-12 isagoo ugu shubay kooxaha West Brom, Tottenham, Arsenal, Bolton iyo Chelsea; sidoo kale lacibkoo hore ee Arsenal Jose Antonio Reyes sidookale sameeyay 2004/05 waxuuna ka dhakiyay Everton, Middlesbrough, Blackburn, Norwich iyo Fulham.


Halkan ka aqriso liiska Xiddigaha kulamada ugu badan ee taxane ah gool ka dhaliyay Premier League bilowgiisa hore.


 


Jose Antonio Reyes Arsenal 2004/05     5


Wayne Rooney Man Utd 2011/12        5


Emmanuel Adebayor Man City 2009/10  4


Darren Bent Charlton 2005/06          4


Diego Costa Chelsea 2014/15 4


Olivier Giroud Arsenal 2013/14 4


Bafetimbi Gomis Swansea 2015/16 4


Branko Strupar Derby 2000/01      4


Daniel Sturridge Liverpool 2013/14    4


Ruud van Nisetlrooy Man Utd 2005/06   4


Bobby Zamora West Ham 2006/07    4



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip