Man United oo lix ciyaaryahaan heshiiska u kordhineysa

0
Saturday September 09, 2017 - 11:43:34 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United oo lix ciyaaryahaan heshiiska u kordhineysa

    Sabti-- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-- Manchester



 

Jose Mourinho ayaa shaaca kaqaaday in Manchester United heshiiska ay u kordhin donnto lex ciyaaryahaan xili ciyaareydkaan.


 

 

Ashley Young, Juan Mata, Ander Herrera, Luke Shaw, Daley Blind iyo Sam Johnstone ayaa waxa ay ku gudda jiraan sanadii ugu dambeesay ee qandaraaskooda. laakiin heshiiska marka hore kooxda lagu keenay ayaa waxaa kujiray United in ay awood xidigahaan hal sano oo dheeri ah in ay kasiixi karto marka heshiiskooda heerkaan cml uu soo gaaro.



 

Dhawaan ayay ahayd markii wargasyada qaar ay wariyen mustaqbalka Shaw inaan lahubin kadib markii United lala xariiriyay Rose.halka Barcelona-na dalab cajiib ah usoo dirtay Herrera. balse Ander ayaa sheegay inuu baaqi ku ahaan doono sida laga soo xigtay M.EN.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip