Juventus , Arsenal iyo Chelsea oo guulo gaaray iyo Man United oo lagu dhagay

0
Saturday September 09, 2017 - 22:20:28 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus , Arsenal iyo Chelsea oo guulo gaaray iyo Man United oo lagu dhagay

    sabti- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sabti- Yurub




Kooxda Arsenal aya kadib laba guuldaro oo xanuun badan caro kala duldhacday kooxda Afc Boune mouth, waxxayna ku garaacday 3-0.


Gunnes-ka ya goolasha ka heshay danny Welbeck oo laba gool dhaliyay iyo Antonio lagazette


Kooxda Cheslea ayaa dhankeeda waxay 2-1 kaga adkaatay kooxda Leicester City, waxaana goolasha u kala saxiixay Morata iyo kante, Liecester ayaa goolka qura ka hesahy Vardy.



Dhanka kale kooxda Stoke ayaa barbaro ku celisay Man United oo saddex kulan oo xiriir ah guul soo gaartay, Stoke ayaa goolka la hormartay waxaana u saxiixay Choupo-Moti, waxaase United laba gool ugu jawaabay Rasjford iyo Lukaku, basle Choupo-Moti.


Dhanka kale kooxda daafacaneysa horyaalka talyaaniga Juventus ayaa 3-0 ugu awoood sheegatay kooxda Chievo, waxaana goolasha u kala dhaliyay Higuain , Dybala iyo gool u si kama’ah siaga dhaliyay Hetemaj.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip