Bravo: Sanchez Kuma Faraxsana kooxdiisa

0
Sunday September 10, 2017 - 09:50:39 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bravo: Sanchez Kuma Faraxsana kooxdiisa

    Axad-England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-England




Claudio Bravo ayaa shaaca ka qaaday in saaxiibkiisa xulka Chile Alexis Sanchez uu Ku Hami weynaa Inuu ka tago Kooxdiisa.



City ayaa 60 milyan oo ginni ku dalbatay weeraryahanka Arsenal, waxaana lagu soo waramayaa inay heshiis la gaartay maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga ee Isbuucii lasoo dhaafay, laakiin Gunners ayaa ku guuleesatay inay  cesheto xiddigan.




Bravo ayaa yiri: "Waxaan ku kulanya Chile. Wuxuu ahaa Mid aan Faraxsaneen muddo saacado ah"



"Lama iibineynin sababtoo ah ciyaaryahan ma uusan aadin Arsenal, wax walba waa burburay.



"Waxaan jeclaan lahaa inaan halkan ku heysano, Waqtigaan suurtagal ma ahayn, laakiin waxaan rajeyneynaa inaan halkaan joogo mustaqbalka. "



Bravo ayaa la hadlay saxaafada kadib markii loo yeeray inuu bedelo kulankii City ay 5-0 kaga badisay Liverpool sabtidii.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip