Aabaha Dhalay Andres Iniesta Muxuu ka Yiri Mustaqbalka Wiilkiisa, Miyuu joogi doonaa Mise Wuu bixi doonaa?

0
Sunday September 10, 2017 - 10:01:47 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabaha Dhalay Andres Iniesta Muxuu ka Yiri Mustaqbalka Wiilkiisa, Miyuu joogi doonaa Mise Wuu bixi doonaa?

    Axad-Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Spain




Aabaha dhalay Andres Iniesta ayaa ka hadlay wararka sheegaya mustaqbalka wiilliisa  Juventus Isagoona Sheegay inuusan Dooneyn weiilkiisa inuu xirto maaliyad aan ka ahayn Barcelona.



Qandaraaska ciyaaryahanka qadka dhexe ayaa la filayaa inuu dhaco dhamaadka xilli ciyaareedkaan, Tuttosport ayaana soo jeedineysa inay si xor ah kula soo wareegto Turin.





"Waxaan la hadlaa wiilkeyga maalin kasta. Andres ayaan dooneynin inuu xirto maaliyada aan  aheyn Barcelona sidaasi darteed uma baahna inay wajahdo koox ka soo horjeeda, "ayuu Jose Iniesta u sheegay Cuatro.




"Isagoo tixgelinaya sida uu naftiisa u ilaaliyo, waxaan u maleynayaa inuu kaalin muhim ah ka ciyaari karo Barca labo ama seddex sanno kale."




Juventus ayaa Champions League ku wajihi doonta Barcelona Talaadada


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip