Milan iyo Inter oo ku dagaalami doonol saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Bayern Munich Arturo Vidal xagaaga soo aadan

0
Sunday September 10, 2017 - 10:13:38 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milan iyo Inter oo ku dagaalami doonol saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Bayern Munich Arturo Vidal xagaaga soo aadan

    Axad-Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad-Italia





AC Milan iyo Inter Milan ayaa ku dagaalamaya saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Bayern Munich Arturo Vidal xagaaga soo aadan, laakiin waa Haddii ee ka sooo qeyb galaan tartanka Champions League.



Sida laga soo xigtay wargeyska Tuttosport, Rossoneri ayaa indhaha ku haysa xiddiga reer Chile.




Qandaraaska uu kula joogo Bayern Munich wuxuu dhacayaa June 2019, waxaana uu ka tagi doonaa sanadka soo aadan haddii uusan jirin cusbooneysiin.



Vidal ayaa noqon doona mid ka mid ah abaalmarinnada dheeraadka ah ee loogu talagalay ciyaartoyda Vincenzo Montella ee u dabaaldegaya isreebreebka Champions League.




Si kastaba ha ahaatee, Inter ayaa durbaba isku dayeysay inay la saxiixato Vidal bilihii ugu dambeeyey, waxaana la rajeynayaa inay isku dayaan xagaaga 2018.




Waxay noqon laheyd inay ku laabato Serie A oo aheyd halyeeygii hore ee ku guuleystay Scudetto ee Juventus.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip