Mane Oo Wanaag U rajeeyay Ederson

0
Sunday September 10, 2017 - 10:39:15 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mane Oo Wanaag U rajeeyay Ederson

    Axad- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- England





Gool haya Man City Ederson ayaa Dhaawac Loogu saaray Ciyaartii shalay ka dib Markuu wejiga Lug ka galiyay Mane.




Ederson wixii intaa ka dambeeyey waxa uu sheegay in dhaawaca soo gaaray halis ahayn halka Mane oo kaarka cas arintaas darteed loogu taagay uu wanaag u rajeeyey.






"Waxaan rajeynayaa oo filayaa in Ederson soo kabasho deg deg ah sameeyo. Waan ka xumahay in waxyeelo ku soo gaartay isku dheceenii shilka ahaa waana ka xumahay in uusan dhammeysan ciyaarta. Waxaan ugu duceynayaa in uu si dhaqsiyo leh ku bogsoodo oo dhawaan ku soo laabto ciyaarta! Sidaas ayuu ku soo qoray baraha bulshada.




Ederson waxaa loo badinayaa in uu seego kulanka arbacada ee Feyenoord.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip