Jose Mourinho oo difaacay Lukaku Kadib barbarihii Stoke

0
Sunday September 10, 2017 - 13:05:06 in Wararka by
  • Visits: 803
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho oo difaacay Lukaku Kadib barbarihii Stoke

    Axad- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Manchester




Jose Mourinho ayaa sheegay in Lukaku uusan ku eedayneen Manchester United inay sadaxda dhibcood ka qaaday weyday Stoke.


 

Manchester United macllinkeeda Jose Mourinho ayaa amaanay Romelu Lukaku qaab ciyaareydkiisa Stoke City. inkastoo weeraryahaanka kooxdiisa uu ka cunay fursad dahabi kulankii 2-2 kusoo idlaaday.


 

24-sano jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa kooxda waxa uu u dhaliyay goolka labaad xili xiyaarta 2:1 ee naqotay. balse dhowr daqiiqo kadib Stoke City waxaa goolka labaad u dhaliyay Maxim Choupa-Moting kubad markeedii hoore gees kalaad aheyd.



Weeraryahaanka Belgium-ka u dhashay ayaa dhaliyay afar gool afar kulan oo uu ka ciyaaray Premier League. Mou ayaana kufaraxsan wax qabadka ninkaan xooga weyn.


"Waan ku faraxsanahay Lukaku haduu gool dhaliyo ama uusan dhalin. maxaa yeelay waxa uu ku fiicanyahay kaalmada" Ayuu Mourinho u sheegay BBC.


"Hal gool iyo kabadan dhalin lahee. waxaa ku guuleysan laheen 3:2 balse qalad la'aanta gees kalaadka waxaa ku guuleysan laheen 2:1. Qasaarinta Lukaku wax dhib ah malaha"


 W/D: Owzebio

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip