Aqriso Liiska garsoorayaasha Kulanka Man United iyo Basel oo lasoo saaray

0
Sunday September 10, 2017 - 23:29:40 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso Liiska garsoorayaasha Kulanka Man United iyo Basel oo lasoo saaray

    Axad- Switzerland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Switzerland



 

Kooxda Manchester United ayaa talaada 9:45 garoonak Old Trafod ksuoo dhaweyh doonta kooxda Basel ee dalka Switzerland.


Kulanka oo ah kulanka ugu horeeya labada ee Group- A, ayaa waxay Xiriirka kubadad cagta qaarada Yurub usoo magacabeen garsoorayasha dhex-dhexaadin doona kulanka.


Ciyaartan ayaa  garsooraha koowaad noqon doona garsoore Ruddy Buquet oo u dhashay dalka faransiiska.



Halkan ka aqriso gaar ahaan


 

 

Referee: Ruddy Buquet (FRA)

Calanhayaha 1-aad : Guillaume Debart (FRA)

Calanhayaha 2-aad: Frédéric Cano (FRA)

Calanhayaha dheeriga : Amaury Delerue (FRA)

Calanhayaha dheeriga 2-aad : Fran├žois Letexier (FRA)

Sarkaalka Afaraad : Cyril Gringore (FRA)

Xeer Ilaaliyaha : Alfredo Trentalange (ITA)

Madaxa wafdiga : Nils Fisketjonn (NOR)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip