Gasroore Xamze Xaaji Cabdi oo ka qeyb galaya aqoon kororsi heerkkiisu sareeyo oo ka dhacaya dalka Masar+Sawirro

0
Monday September 11, 2017 - 10:53:23 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gasroore Xamze Xaaji Cabdi oo ka qeyb galaya aqoon kororsi heerkkiisu sareeyo oo ka dhacaya dalka Masar+Sawirro

    Isniin- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Muqdisho



Garsooraha heerka caalami ee dalkeena Soomaaliya Xamze Xaaji Cabdi ayaa magaalada qaahira dalka Masar kaga qeyb geli galaya tababar isugu jira aqoon kororsi iyo imtixaan oo laga qaado garsoorayasha da’yarta ee ugu fiican qaaradda Afrika Africa Young talent Referees.


Aqoon kororsiga ayaa si rasmi ah u furmi doona manta waxuuna socon doona 11 ilaa 15 September waxaana mudadas garsoorayasha lagu bari doonaa sharciyada cusub ee kusoo kordha kubadda cagta, waxaana intaa u dheer in ay mari doonaan tijaabo caafimad isla markaana lag qaadi doono imtixaan dhanka orodka oo lagu ogaan doono awooda ay u leeyihiin qabashda ciyaaraha caalami.



Xamse Xaaji Cabdi oo ka mid ah garsoorayaasha ugu wanaagsan garsoorka dalka ayaa Dalak Soomaaliya ku matali doona aqoor kororsigan oo ka qeyb galayaan garsoorayaal ka socda 30 dal oo qaarada afrika ah.


Halka ka daawo Sawiradda garsoore Xamse oo ka hor inta uusan dalka ka ambabixin ku diyaargaroobaya garoonka Banaadir.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip