Wenger oo ku dhawaaday in uu Fergusen kala wareego Man United, ogoow sababta ka horistaagtay

0
Monday September 11, 2017 - 14:06:00 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wenger oo ku dhawaaday in uu Fergusen kala wareego Man United, ogoow sababta ka horistaagtay

    Insiin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Insiin- London

 




 

Maamulihii hore ee Manchester United ee Martin Edwarda ayaa qeexay mar dhaw in Wenger uu ahaa dooqa koowaad ee badalka Ferguson markii ninka reer Scotland uu sheegay inuu ka fariisan doono ciyaaraha 2001-dii.


 

 

Ferguson ayaase cusbooneeysiiye heshiishkiisa mar kale taas oo 11 sano oo dheeraad ah uu ku sii nagaaday Old Trafford.



 

"Waxaa mar walbo ahay mid isku kalsoon, waxaa dhici karto inaa maalin soo bandhigaa inta Koox ee ila soo xiriirtay intaa Arsenal joogay nalse hada weeydiiya Martin Edwards". Wenger ayaa sidaa sheegay.


 

 

Wenger ayaa sanadkii 2002-dii Arsenal u qaaday Horyaalka iyo FA-Cup taas oo aheed guu weyn waxaana uu labo sano kadib Kooxda farta ka saaray EPL ayagoo aan xitaa hal mar laga badin.


W/D: AK Caqil

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip