Rasmi:Cheliani Iyo Mandzukic Oo Seegi Doono Kulanka Barcelona Ee Habeen Danbe.

0
Monday September 11, 2017 - 18:34:00 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi:Cheliani Iyo Mandzukic Oo Seegi Doono Kulanka Barcelona Ee Habeen Danbe.

    Isniin- Italia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Italia




Juventus ayaa xaqiijiyay in Habeen danbe ay weeyn doonaan labada Xidig ee kala Mario Mandzukid iyo Georgia Chelileini .



Cheileini Iyo Saaxibkii Mandzukit ayaa seegay tababarkii maanta waxana Macalin Alegri uu go'aansaday in uu ka reebo liiska Xidigaha uu magacaabay.





Sidoo kale Juventuus ayaa weyn doonto Juan Curdado kaasi oo kulankaan ganaax ku seegi doono.



Hadaba halkaan ka aqriso liiska Xidigaha Juve u magacaawday Kulanka Champions Leuge ee Habeen danbe Barcelona Ay La qaadan doonaan kulan adag .


Juve squad for Barca: Buffon, De Sciglio, Benatia, Pjanic, Higuain, Dybala, Costa, Alex Sandro, Matuidi, Barzagli, Pinsoglio, Asamoah, Szczesny, Rugani, Sturaro, Bentancur, Bernardeschi, Merio, Caligara.



W/D Abdirashiid Qanciye.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip