Barcelona Oo soo saartay Liiska Ciyaartoyda Caawa ku Wajihii doonaan Kooxda Juventus

0
Tuesday September 12, 2017 - 11:00:10 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona Oo soo saartay Liiska Ciyaartoyda Caawa ku Wajihii doonaan Kooxda Juventus

    Talaado- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Spain





Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska 18 ka ciyaartoy ee uu kala qayb gali doono kulanka Camp Nou ee ay kooxdiisu soo dhawayn doonto Juventus. 


 
Ernesto Valverde ayaa liiska kooxdiisa dib ugu soo dhaweeyay Sergi Roberto kaas oo ka soo kabsaday dhaawac uu ku seegay kulankii Catalan Derby ee Espanyol wuxuuna xidiga ree Spain diyaar u yahay in uu kulanka Juventus ciyaaro waxaana sidoo kale liiska Ernesto Valverde dib ugu soo laabtay Denis Suarez oo liiskii kulankii Espanyol laga reebay.





Liiska Ciyaartoyda Barcelona Ee Kulanka Juventus



 Ter Stegen, Cillessen, Semedo, Piqué, Rakitic, Busquets, Denis Suárez, Iniesta, Luis Suárez, Messi, Oumane Dembélé, Mascherano, Paulinho, Deulofeu, Jordi Alba, Sergi Roberto, André Gomes , Umtiti.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip