Muxuu De Gea ka yiri Kusoo laabashada Man United ee Champions League ?

0
Tuesday September 12, 2017 - 11:50:34 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 636
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu De Gea ka yiri Kusoo laabashada Man United ee Champions League ?

    Talaado- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Manchester

 

 



 

Manchester United Goolhaayaheeda David de Gea ayaa qirtay wax adag in ay aheyd kooxdiisa inay kadaawato Tiifiiga Champions League xili ciyaareydkii lasoo dhaafay.


 

Kadib markee ku fashilmeynn 2015/16inay usoo baxaan Champions League. kooxda Red Devils ayaa waajid kunoqotay in ay ciyaataan Europa League.



 

 

Sidoo kale kooxda United ayaa wajigabaxay kala kulantay horyaallka Premier League xili ciyaareydkii lasoo dhaafay. waxaana ay ku dhammeesatay kaalinta lixaad. balse xiligaasi United ayaa balanqaad ahaan u heesatay guruubyada Champions League inay sitoos ah galli donnto haddii ay kor u qaddaan Europa League. tiiyoo Mou kooxdiisa u surragashay.


 

 

 

"Waa ay adkeyd in tiifiiga laga daawafo Chamoions League. kooxaha sida Manchester United ineesan kujirin kulumada wax adag ayaa ay aheyd" Ayuu David u sheegay The Mirror.


 

 

"Laakiin hadda weynu kusoo laabanay. wey ina dhiirragalinaysaa inaa kuguuleysano Champions League.si aan Champions League ugu soo celinay Old Trafford. si taasi loo smeeyo. waxaa u baahannahay inaan ciyaarnaa kubadena ugu fiican kulumadaas"


 

"Waa wax fiican inaan kusoo laabanaa Champions League. qaasatan Old Trafford. kudhawaadd labo sano ayaan aheyn Champions League la'aan kulumada gurigeenna. waxaa heysanaa dhiirragalin heer sare ah iyo waxaa doonaynnaa inaa kumuujino garroonka dhaxdiisa"


 

"Waa tallabo kale in aan ciyaarno heerrka ugu sareeyo. Champions League waxa jooga kooxaha ugu fiican ee yurub. ku guulleysiga Champions League. weynu ognahay. runtii in ay adagtahay. balse waxaa qabaa kooxdayna hadda runtii in ay wanaagsantahay"


W/D: Owzebio



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip