Gareth Bale: 'Waxaa jirtay dood ka timid Manchester United'

0
Tuesday September 12, 2017 - 14:44:52 in Wararka by MM Shooble
  • Visits: 487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gareth Bale: 'Waxaa jirtay dood ka timid Manchester United'

    MADRID-TALAADO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADRID-TALAADO


Xiddiga kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa qiray inuu jiro "muran ah ” inuu u dhaqaaqayo Manchester United xagaagan, lakiin waxa uu doortay inuu sii joogo Santiago Bernabeu si uu ugu guuleysto koobab.

Bale could equal the record for a British player with the most European Cup wins on four

Xiddiga heerka caalami ee dalka Wales ayaa xirfad fiican ku lahaa kooxda reer Spain ilaa iyo haatan, isagoo ku guuleystay 10 koob tan iyo markii uu 85 milyan oo ginni uga soo dhaqaaqay Tottenham Hotspur sannadkii 2013.

The Welshman scored the winner against Atletico Madrid in the final back in 2014

Tababaraha United Jose Mourinho ayaa qirtay inuu doonayo inuu la saxiixdo 28 jirkaan, laakiin Bale ayaa soo jeediyay inuusan ku faraxsaneyn inuu u dhaqaaqo Old Trafford si uu u noqdo ninka ugu weyn.

"Haa, waxaa jira dood ku saabsan taas, laakiin waxaan qabaa waxa ugu muhiimsan, marka aad dib u eegto xirfadaada, waa inaad eegto koobabkaaga,” Bale ayaa u sheegay Daily Mail. "Ugu dambeyntii taasi waa waxa ugu muhiimsan.”

Bale played with Luka Modric at Spurs and said the Croatian's move influenced him to follow

Xiddiga reer Wales ayaa seddex kulan u saftay La Liga xilli ciyaareedkan, isagoo dhaliyay hal gool islamarkaana uu soo bandhigay hal caawiye.

Despite all the success he has had with Madrid, the Wales international has several critics

 

Bale surprisedschoolkids at a Champions League commercial and played football with them




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip