Dekedda oo guul dirqi ah ka gaartay wacaaf iyo Horseed iyo Plasma oo galabta is haya

0
Tuesday September 12, 2017 - 11:43:37 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dekedda oo guul dirqi ah ka gaartay wacaaf iyo Horseed iyo Plasma oo galabta is haya

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho

Naadiga kubadda  Koleyga ayaa guul ay ku rafaaadeen ka gaaray dhiggooda wacaaf.


Dekedda oo ah kooxda dhibcaha ugu badan tartanka ka dhaliysay isla markaana guulo xoogan kasoo gaartay kooxihii ay horey ula soo ciyaarta ayaa ku dhibtootay in ay si fudud  ku dhaafto Wacaaf.


Labada koox aya soo bandhigay ciyaar ay ka maqsuudeen dadweynihi usoo daawasho tagay kulanka, waxaana waqtigii loogu talo galay ay ciyaarta kusoo idlaatay 49-46 oo ay guusha ku raacday Dekedda.



Waa kulanki u horeeyay oo ay Dekedda wax ka yar 50 dhibcood dhaliso, sidoo kale waa kulanki u horeeyay oo ay faraq 3 dhibcood ah ku badiso kadib.


Dekedda ayaa kadib 8 kulan horyaalka ku hogaamineysa 16 dhibcood, waxaana kusooxigta Heegan oo 12 dhibcood , basle ciyaartay 6 kulan.


Galabta waxaa garoonka Wiish kulan xiiso leh ku yeelan doona kooxaha Horseed iyo Plasma.



 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip