Barcelona, Man United , Cheslea , Bayer Munich iyo PSG oo guulo waa weyn gaaray kulamada bilowga Champions League 2017-18

0
Tuesday September 12, 2017 - 23:44:08 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona, Man United , Cheslea , Bayer Munich iyo PSG oo guulo waa weyn gaaray kulamada bilowga Champions League 2017-18

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub

 waxaa  caawa  qaaradda yurb si rasmi ah uga furmay  koobka xisaha badan ee   uefa CChampions League 2017-18, waxna guul wa weyn gaaray kooxa  
 
 Barcelona, man United , Chelsea, bayer Munich iyo Paris  saing Gemain.


 Halkan ka aqriso  natiijyoonka    kulaadii la ciaray o dhameystiran.




Group A: Benfica vs Cska Moscow 1-2


Kooxda labada Jeer ku guuleysatay tartankan Benfica ayaa ayaa guuldaro kala kulantay kooxad dalka Ruushka CSKA Moscow,waxaana labada gool u kala dahliyay Vitinho iyo Zhamaletdinov.


 

Man United vs Basel 3-0.

Man United oo tartanka dib ugu soo laabtay kadib maqnaashihii sandki hore ayaa 3-0 ku dubatay kooxda basel, waxana goolasha u kala dhaliyay Fellaini , Lukau iyo Rashford.


Group B: Bayer Munich 2-0 Anderlecht.


Kooxda Bayer Munich ayaa 2-0 uga adkaatay kooxda dalka gelgium ka socota oo 1-0 ciyaaryahan ku ciyaareysay ciyaarta inteeda badan waxaan goolasha bayer u saxiixay Lewandowski iyo Alcantara.


Celtic 0-5 Paris Saint Germain


Saddexda weerayhahan ee sanadkan laga yaaban yahay ee PSG Neymar, Mbappe , Cavani oo 2 gol dhaliyay ayaa PSG in ay guushi koowaad ka helaan tartanka, waxaana goolka shanaad uu ahaa mid uu si kama’ah siaga dhaliyay ciyaaryahan Lustig.


Group C: Chelsea 6-0 Qarabag


Conta iyo kooxdiisa ayaa dardar ku bilaabay tartanka champions league ,waxaana goolahsa u kala dahliyay Pedro, Zappacosta, Azpilicueta, Bakayoko, Batshuayi iyo gool uu sikama ah isaga dhaliyay Medvedev.


Roma 0-0 Atletico Madrid


 

Group D : Barcelona VS Juventus 3-0

Rakatic iyo 2 gool u Messi saxiixay ayay Barcelona kugaartay guushii koowaad ee Group D, waxayna sidoo kale u tahay aarsi kadib guuldaradii ay sanadkii hroe kala kulmeen.


 

Olymiakos 2-3 Sporting Lispon


Kooxda Reer Portugal Lispon ayaa goolasha ay ku lagaday Olympiakos ka heshay Doumbia

Martins iyo , Fernandes

 

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip