Marcos Rashford oo laba dhacdo oo taariikhi ah sameeyay kulanki Man United iyo Basel

0
Wednesday September 13, 2017 - 00:44:16 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marcos Rashford oo laba dhacdo oo taariikhi ah sameeyay kulanki Man United iyo Basel

    Arbaco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Manchester


 

Weeraryahanak kooda Manchester United marcos Rashford ayaa mar kale sameeyay laba dhacdo oo taariikhi kadib markii gool, u dhaloyya Kooxdiisa Man United oo 3-0 ku dardartay kooxda Balse ee dalka Switzerland.


 

Rashfod ayaa daqiiqadi 76 badalay Juan Mata waxuuna goolkiis dhaliyay 10 daqiiqo gudahood.


 

Da’yarkan bandhig ciyaareedka wanaagasn uu xilli ciyaaredkan ugu bilowday ayaa goolkan u ahaa  kulankiisi u horeeeyay ee tartanka Champions League , waxuuna sidoo kale goolal kulanki koowad kasoo dhaliyay, Premier League, EFl Cup, uefa Europa League , Xulka England haddana waa Champions League.



Xiddigan ayaa sidoo kale noqday laacib afaraad ee da’yar ee Ingiriis ah  una dheela  Man United oo gool tartankan uga dhaliyay Manchester United kadib, Beckham, Rooney iyo Phil Jones.


 W/D: Osman Hagi 


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip