Messi oo 315 daqiiqo kadib gool ka dhaliyay Buffon, Ogoow laba ggoolhaye oo wali u harsan

0
Wednesday September 13, 2017 - 01:02:54 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Messi oo 315 daqiiqo kadib gool ka dhaliyay Buffon, Ogoow laba ggoolhaye oo wali u harsan

    Arbaco- Barcelona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Barcelona



 

Leonel Messi ayaa 315 daqiiqo marki u horeysay gool ka dhaliyay goolhayaha waaya aragga gianluigi Buffon.


Messi oo aan Buffon gool ka dhalin 3 kulan uu horey ula ciyaaray ayaa markan shabaqiisa soo taabaty, waxuuna horey ugu hungoobay fiinaalki Champions league 2015 ooa y Barca 3-1 uga qaday juve , iyadoo goolaha ay u kala dhaliyeen Suares, Rakatic iyo Neymar.



Messi ayaa Buffon 2 gool ka dhaliyay isagoo mid kalena ku caawiyay Rakatic, waxuuna soo afmeyray abaartii ka haystay dhanka Buffon, waxaase uu shabqooda taaban , goolhayaha kooxda Rubin Kazan ee dalak Ruushaka oo Sergey Viktorovich Ryzhikov 4 kulan ka horyimid, iyo Julio César oo goolka u qabta kooxda Benfica kaaso uu gool ka dhalin waayay 3 kulan.


 

Dhanka kale Messi ayaa hal gool u jira goolkiisi 100 ee tartamada yurub, 96 Champins league iyo 3 Uefa Super Cup ayuu dhaliyay.


 W/D: Osman Hagi 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip