Baro siddeed dhacdo taaariikhi ah oo laga bartay kulanki Man United iyo Basel

0
Wednesday September 13, 2017 - 09:51:17 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baro siddeed dhacdo taaariikhi ah oo laga bartay kulanki Man United iyo Basel

    Arbaco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Manchester




Manchester United ayaa gurigooda looga adkaan muddo sanad ah halkaan ka fiiri waxyaabo cajiib ah.


 

Manchester United ayaa laga adkaan 32 kulan oo isku xigo oo ay Old Trafford ku ciyaartay ciyaaraha oo idil (21 jeer waa badisay 11 Barbaro) ayagoo aan wax guuldaro ah la kulmin tan iyo 10-kii September 2016-kii. Waxaa ay markii ugu wanaagsanaa ay sidaas sameeyee ay aheed October 2011-kii markaas oo aan 37 kulan laga adkaan.



 

Morouane Fellaini ayaa dhaliyey goolkiisii 100 ee waayahiisa goolkaan ayaana ahaa kiisii 50-aad ee Kooxaha Ingiriiska (17 Man United iyo 33 Everton).


 

Lukaku ayaa noqday laacibki 13-aad ee Champions League ka dhaliyaa gool markiisii ugu horeeysay ee uu Manchester United ugu saftaa.


 

Goolka Fellaini ayaa ahaa midkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee qof badal ku soo galay uu United u dhaliyaa tan iyo 2003-dii 25-kii February markii Giggs uu Juventus ka dhaliye kaliyah 15 daqiiqo ayay ku qaadatay Giggs.


 

 

Waa markii ugu horeeysay ee labo xiddig oo Belgium u dhashay ay goolal u wada dhaliyaan hal Koox tan iyo 23 October 2002-dii markaas oo Club Brugge ay Galatasaray ka dhalisay.



Marcus Rashford ayaa noqday laacibkii 4-aad ee Ingiriis ah ee Gool u dhaliye Manchester United kadib Beckham, Wayne Rooney iyo Phil Jones.


 

 

W/D AK Caqil

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip