Jose Mourinho oo ka hadlay xaalada caafimaad ee Pogba, isagoo carabaabay xiddigaha buuxin kara booskiisa

0
Wednesday September 13, 2017 - 10:57:29 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho oo ka hadlay xaalada caafimaad ee Pogba, isagoo carabaabay xiddigaha buuxin kara booskiisa

    Arbaco- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Manchester


Paoul Pogba oox alay nassiib u yeesho inuu kabtan u noqdo kooxdiisa United ayaa garoonak dhaawac loga saaray daqiiqadi 19 kulan ciyaareedki ay kooxdisia 3-0 kag adkaatay Basel.


" Ma garanayo inta uu la egyahay dhaawaca Pogba. Kaliya waxaan qibrad u leeyaay dhaacyada dhanka muruqa. Waa ya aragnimadeyda, dhaawacyada Muruqa waxay ciyaaraha kaa joojiyaan todobaadyo , waa sida aan u maleynayo ayuu Jose yri mar uu la hadlay MUTV.



Inkasta oo aan wali la hadlin waaxda caafimaadka wauu u egyahay xanuun d feel roor ah.


" Kooxaha oo dhammi sidan way la kulmaan waxana lasoo gudboonaaya ganaaxyo iyo dhaawacyo, waana la jaanqadnaa dhibaatooyinkaas, sidaa darted hadii usan paul joogin waxaa inoo diyaar ah [AnderHerrera, Michael Carrick, Marouane Fellaini iyo Nemanja] Matic."


Man United ayaa shan kulan oo dheeri ah ciyari doonta inta ka rsan Bishan September, waxay Axadda marti gelinayaan Everton, ka hor inta aysan wajahin Burton Albion koobka Carabao Cup, waxana usii raaci doona kulamda ay u safri doonto Southampton iyo CSKA Moscow, axayna ugu dambayn garoonkeeda kusoo dhaweyn doontaa kooxda Crystal Palace.


United ayaa dhammaan kulamdaas bartilmameeed ka dhiganeysa guulo, xitaa hadii usan Poga ciyaarin, waxaasne shaq=ki kujirin in ay weyneyso hal abuurnimadiisa ciyaareed.


Booskiisa waxaa sidoo kale buuxin kara Juan Mata, Henrikh Mkhitaryan iyo dabcan Ander Herrera.


 W/D: Osman Hagi

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip