Hordhaca: Feyenoord vsMan City Xaqiiqo Dhowr ah Ka ogoow Kulankaan

0
Wednesday September 13, 2017 - 11:36:26 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 64
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhaca: Feyenoord vsMan City Xaqiiqo Dhowr ah Ka ogoow Kulankaan

    Arboco -Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco -Yurub





Kulanka Feyenoord v Manchester City

Garoonka: De Kuip

Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika

Garsoore: Szymon Marciniak (Poland)





Manchester City kulankeeda ugu horreeya ee Champions League-ga waxa ay booqan doontaa Feyenoord.




Tababare Pep Guardiola ayaa caawa mar kale bilaabaya isku daygiisa ah inuu Manchester City meel sarre ka geeyo koobka ay sida weyn u doonayaan ee Champions League.
Waa xilli ciyaareedkii lixaad oo isku xigta ah oo ay kooxda Manchester City ka qeyb qaadaneyso wareega group-yada Champions League.


Maxaa ka cusub?


 Vincent Kompany safka kuma jiro kaddib markii uu ka soo kaban waayey dhaawicii muruqa ka soo gaaray markii uu aaday xulka Belgium.





Ilkay G√ľndogan keydka ayuu ku soo bilowday kulankii Liverpool balse in uu daqiiqado helo ayuu u baahan yahay ciyaartan.



Raheem Sterling oo ganaax ku seegay kulankii Liverpool waa heegan.


Goolhaye Ederson ayaa lagu soo daray kooxda Manchester City ee la ciyaareysa caawa kooxda Feyenoord. Goolhayaha reer Brazil ayaa u baahday in sideed qodob laga talo wajigiisa ka dib markii uu wajiga ka haraantiyay Sadio mane kulankii ay 5-0 kaga badiyeenLiverpool maalintii Sabtida.

Laakiin Ederson ayaa tababar la qaatay kooxdiisa shalayto oo Talaado aheyd isagoo xiran koofiyad madaxa u ilaalisa sida tan goolhayaha Arsenal Petr Cech.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip