Barcelona Oo iska qasaarisay Fursad Ay ku heli leheed Saxiixa Xiddiga Angel Di Mara Xagaagan

0
Wednesday September 13, 2017 - 11:44:50 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona Oo iska qasaarisay Fursad Ay ku heli leheed Saxiixa Xiddiga Angel Di Mara Xagaagan

    Arboco- Franca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arboco- Franca





Angel Di Maria ayaa ka mid ahaa bartilmaameedyada xagaagan ee  kooxda Barcelona, waxaana wargeysyada Faransiiska ay soo jeediyeen inay ku dhow yihiin saxiixa xiddiga reer Argentine ee Paris Saint-Germain Intuu Furnaa Daaqada Kala Iibsiga Xagaagan



Waxa ay aheyd kaliya khilaaf soo kala dhexgalay khidmadda lagu Iibsanaayo Xiddigaan  suuqa kala iibsiga inkastoo codsiyada uu u hayo madaxda kooxda inay u ogolaadaan inuu ka tago.





Sida laga soo xigtay L'Equipe, lacagta Catalan-ka ee uu u soo bandhigay 29 jirkaan ayaa ahaa 50 milyan euro.



Hase yeeshee kooxda Ligue 1 ayaa raadineysa 60 milyan oo euros, taasoo  Barcelona aysan diyaar u aheyn inay bixiso.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip