Real oo caawa weyneysa shan ciyaaryahan oo Marco Asensio ku jiro

0
Wednesday September 13, 2017 - 11:57:03 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real oo caawa weyneysa shan ciyaaryahan oo Marco Asensio ku jiro

    Arbaco- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Madrid

 

 

 

 

 Kooxda Daafacaneysa  koobka Horyaalda Yurub Real Madrid  aya magacowday  liisak xiddigaha  ka hortagaya kooxda  Apoel, waxaa  liiskan  laga waayay  marco Asensio oo kulamadii u dambeeya kooxda aha laf –dhabar.

 taba

Marco Asensio.Vallejo, Achraf, Marcos Llorente iyo  Karim Benzema  oo dhaawacan ayu Zidane kasoo tagayw axuunamagacaabay 19 waxaana   soo laabtay Varane, Modric, Casemiro, Keylor Navas iyo Cristiano Ronaldo.

Tababare Zidane yaaa sheegay in Marco Asensio  looga reebay  liiskan sababab ala xiriirka inuu helo nasiino.

Halkan ka aqriso liiska 19 ciyaaryahan ee Real caawa mataleysa.

 

Navas, Casilla and Luca.Defenders:Carvajal, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo and Theo.Midfielders:Kroos, Modric, Casemiro, Isco, Kovacic and Ceballos.Strikers:Cristiano Ronaldo, Bale, Lucas Vazquez iyo Mayoral.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip