Milan oo 5 gool ku xaaqday Austria Viena iyo Atalanta oo dubatay Everton

0
Thursday September 14, 2017 - 22:20:10 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milan oo 5 gool ku xaaqday Austria Viena iyo Atalanta oo dubatay Everton

    Khamiis- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Yurub



Kooxda Acmilan ayaa guul weyn ku daahfuratay koobka Uefa Europa League L oo ah koobka kaliya ee ka maqan diiwaankeeda koobabka heer Koox.


Milan oo marti ku ahayd caasimadda Austria ayaa 1-5 ku adkaatay waxaana goolasha oo saddex ka mid ah u dhaliyay Andre Silva, waxana goolasha kale u raaciyay Calhanoglu iyo Suso oo bandhigga goolasha soo qatimay.



Dhanka Kale Atalanta ayaa garoonkeeda ku dubatay Everton kadib markii au ku garaacday 3-0


Atalanta ayaa goolasha ka heshay Andrea Masiello, Alejandro Darío Gómez iyo Bryan Cristante.


 

Halkan ka aqriso natiijooyinka kulamada kale ee la ciyaaray caawa fiidki dhacay

Europa League - Group A September 14

Slavia Prague 1 - 0 Maccabi Tel Aviv

Villarreal 3 - 1 FC Astana

 

Europa League - Group B September 14

Dynamo Kyiv 3 - 1 Skenderbeu

Young Boys 1 - 1 Partizan Beograd

 

Europa League - Group C September 14

Hoffenheim 1 - 2 Braga

Istanbul Basaksehir 0 - 0 Ludogorets Razgrad

 

Europa League - Group D September 14

Austria Wien 1 - 5 AC Milan

Rijeka 1 - 2 AEK Athens

Europa League - Group E September 14

Apollon Limassol 1 - 1 Lyon

Atalanta 3 - 0 Everton

 

Europa League - Group F September 14

FTFC Koebenhavn 0 - 0 Lokomotiv Moscow

FTZlin 0 - 0 FC Sheriff

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip