Ronald Koeman: 'Wax badan ayaa khalad sameeyay kulankii Atalanta'

0
Friday September 15, 2017 - 02:17:04 in Wararka by
  • Visits: 473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ronald Koeman: 'Wax badan ayaa khalad sameeyay kulankii Atalanta'

    LIVERPOOL-JIMCO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LIVERPOOL-JIMCO



Ronald Koeman ayaa qirtay in "wax badan ay ka khaaldameen " Everton kulankii Europa League ee Geoup E looga badiyay Atalanta BC habeenkii khamiista.


Kooxda Toffees ayaa labo rikoodh goolal ah ku dhalisay Stadio Atletico Azzurri d'Italia iyadoo Andrea Masiello, Alejandro Gomez iyo Bryan Cristante ay 3-0 ku badiyeen.


Koeman ayaa u sheegay BT Sport: "Wax badan ayaa qaldamay, marka laga reebo 10kii daqiiqo ee ugu horeysay, halkaasoo uu kubad fiican ka helay kubada, islamarkaana aad u raaxeysanayay.



"Xaaladda Ballon wuxuu ahaa mid liitay, lakiin ugu badnaa waa qeybtii ugu horeysay" ayuu hadalkiisa raaciyay.


"Waxaan weydiinaa su'aalo ku saabsan wixii aan ka qabtay Tottenham, sababtoo ah ma ahan sida aan jecelahay inaan arko kooxdayda, waxaan ciyaari karnaa kubad xun, waan maqnaan karnaa fursadaha, laakiin go'aanka aan qaadanay qaybtii hore ayaa ahaa mid aad u qaldan.


Kulanka soo socda ee Everton Europa League waxa uu dhacayaa labadii toddobaad kadib mark ay Apollon Limassol oo ku soo dhaweeyaan Goodison Park


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip