Aqriso: taariikh kooban oo u gaar ah Rio Ferdinand

0
Tuesday September 19, 2017 - 13:17:29 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso: taariikh kooban oo u gaar ah Rio Ferdinand

    Talaado- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Manchester




 

Kudhawaad 20-sano ayuu yahay ciyaaryahaan heer caalami ah. kooxda ugu weyn ee uu noloshiisa usoo ciyaaray waa Manchester United.


 

Labo jeer ayuu noqday daafaca ugu qaalisan kubada cagta. halow sanadadii dambe lagala wareegay.


 

321-kulan ee horyaalka Premier League ayuu u saftay Kooxda Old Trafford. waxaana istaasi i udheer 6-jeer inuu sare u qaaday horyaalka Ingiriiska. sidoo kale waa xidig kuguuleystay koobabka yurub laga dhigo.



 

Rio Ferdinand ayaa haatan doonaaya noloshiisa inuu u weeciyo dhanka feerta. xili tan iyo markii uu kubada cagta iska fadhiistay xidigaan uu kuhowlanaa dhisitaanka jirkiisa.


 

Caadiyan Rio ayaa ahaa ciyaaryahaan aan kaftami marka garoonka lagu jiro kaas oo weeeryahaanada kumaquunin jiray awood jireed iyo mid maskaxeed.


 

Rio waxa uu kugarab ama uu ku koox noqon doonaa feeryahaankii hore ee Great Britain isla markaasina ah shaqsii kuguuleystay WBC Wolrd Champion Rchie Woodhal.


 

Markaan dib ugu laabano waagihiisa kubada cagta. 6-jeer ayuu kasoo muuqday Premier League PFA Team of the Year : 2001–02, 2004–05, 2006–07, 2007–08, 2008–09, 2012–13.


 

Sidoo kale waxa uu kasoo muuqday  FIFPro World XI (1): 2007–08.


 

Waa ciyaaryahaan aan lasoo koobi karin taariikhdiisa halyeeygan weyn.


 

Nasiib wacan Rio.


 

W/D Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip