Daawo: Documentary Laga Sameeyay Gool Dhaliyaha Taariikhiga Ah "Rooney".

0
Wednesday October 07, 2015 - 13:18:42 in Wararka by Kubad Bile
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Documentary Laga Sameeyay Gool Dhaliyaha Taariikhiga Ah "Rooney".

    (Kubadbile) BBC ayaa waxay soo bandhigtay barnaamij Documentary ah lagana sameeyay hogaamiyaha xulka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United ee Weyn Rooney, kadib markii uu noqday gool dhaliyaha ugu sareeya xulka dalka Ingiriiska isagoo leh 50-gool i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Kubadbile) BBC ayaa waxay soo bandhigtay barnaamij Documentary ah lagana sameeyay hogaamiyaha xulka Ingiriiska iyo kooxda Manchester United ee Weyn Rooney, kadib markii uu noqday gool dhaliyaha ugu sareeya xulka dalka Ingiriiska isagoo leh 50-gool isla markaan uu jabiyay Recordkii Bobby Charlton.


Barnaamijkan ayaa la magac baxay "The Man Behind the Goals", Gary Lineker ayaa sameeyay barnaamijkan waana tijaabo cusub oo lagu eegayo nolosha gaarka ah ee laacibka , xaaskiisa Colin iyo labada canug ee kala ah Kai , Clay.

Barnaamijkan ayaa si gaar ah lagu bartilmaan saday sirta ka dambaysa gool dhalinta laacibka.

Video-gan waxaa kaloo kasoo dhex muuqanaya David Beckham iyo Cristiano Ronaldo, labadii waalid ee laacibka iyo xidigo kale oo fara badan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip